Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Ali Abdullahi (Gaabshaa)
August 2022
-
Baydhabo-{WMN}- 15 qof ayaa lagu dilay caasimadda dalka Ciraaq ee Baqdaad, iyada 19 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen rabshado ka dhacay halkaas, ka dib markii uu wadaadka awoodda badan…
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiye Kuxigeenki Degmada Yaaqshiid Oo Qarax Lagu Dilay
by ATEERA August 30, 2022Baydhabo-{WMN}- Qarax lala-beegsaday Masuul ka tirsanaa mid ka mid ah degmooyinka Gobolka, kaasi oo xalay Xilii dambe Qarax lagu dilay sida wararku Ay sheegayaan. Warar aynu helnay ayaa sheegaya in…
-
Baydhabo-{WMN}- Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay dalka Madagascar, ka dib markii ay ciidamada boolisku rasaas ku fureen dad doonayey in ciidamada boolisku ay u gacan geliyaan afar qof oo…
-
WARARKA MAANTA
Warar ka soo baxaya dagaalo culus oo ka dhacay J/hoose
by Warsan Radio August 29, 2022Baydhabo-{WMN}- Waxaa soo baxaya Warar dheeraad ah oo ku saabsan dagaal culus oo degaano ka tirsan gobolka Jubbada hoose ku dhex-maray Ciidamada Kenya oo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika iyo Al-Shabaab.…
-
WARARKA MAANTA
Sawiro:-Taliyaha ciidamada Mareykanka AFRICOM oo maanta soo gaaray Muqdisho
by Warsan Radio August 29, 2022Baydhabo-{WMN}- Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray Taliyaha cusub ee ciidamada Mareykanka AFRICOM Gen. Michael Langley, waxaana garoonka Aadan Cadde kusoo dhaweeyay wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya iyo masuuliyiin kale. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya…
-
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Fiidnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khalid Abdi Ibrahim
-
WARARKA MAANTA
Sawiro:-Maamulka Degaanka Janaale Ee Gobolka Shabeelaha Hoose Oo Bilaabay Olole Nadaafadeed
by Warsan Radio August 29, 2022Maamulka iyo Saraakiisha Deeganka Janaale Ayaa manta daah furey olele Nadaafadeed oo Isxilqaan ah, kaas Oo Ay ka qeyb qaateen Saraakiisha Amaanka Deegaankaasi Qeybaha kala duwan ee Bulshada Deegaanka Janaale…
-
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Mukhtaar Sheekh Adan (Dalmar)
-
WARARKA MAANTA
RW Xamse Iyo Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika oo kawada hadalay iskaashiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Midowga Afrika
by Warsan Radio August 29, 2022Baydhabo-{WMN}- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa kula kulmay magaalada Tunis, Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Moussa Faki Mahamat. RW Xamse iyo Moussa ayaa ka wada hadlay…

