Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Mukhtar Sheekh Adan (Dalmar)
September 2022
-
WARARKA MAANTA
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Dhambaal uu sidey madaxweynha soomalia gaarsiiyay Amiirka Dalka Qatar
by ATEERA September 1, 2022Baydhabo-{WMN}- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dhambaal uu ka sidey Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud…
-
WARARKA MAANTA
Midawga Yurub oo hakiyey heshiis laga gaari lahaa muwaadiniinta Ruushka loo fududeeyo dal ku galk Yurub
by ATEERA September 1, 2022Baydhabo-{WMN}- Dalalka xubnaha ka ah ururka Midawga Yurub ayaa isku raacay in la hakiyo heshiis ay hore ula galeen dalka Ruushka oo ku aaddanaa in muwaadiniinta u dhalatay dalka Ruushka…
-
Baydhabo-{WMN}- Waxaa manta lagu wadaa in Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika ka furmo Shirka Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Afrika, waxaana Soomaaliya uga qeyb galaya Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh…
-
WARARKA MAANTA
Khasaare ka dhashay Madaafiic lagu garaaca xaafado ku dhow Villa Somalia
by ATEERA September 1, 2022Madaafiic Hoobiyeyaal ah ayaa waaberigii saaka si wayn u hareeyay agagaarka xarunta madaxtooyada Somalia ee magaalada Muqdisho. Hoobiyayaasha oo tiradooda lagu sheegay saddex ayaa jugtooda si wayn looga maqlay aaga…
-
WARARKA MAANTA
Markab Ku Degay Badda Cas Oo Laga cabsi qawo iyo Qatar Ka Dhalan Kara
by ATEERA September 1, 2022Baydhabo-{WMN}- Qaramada Midoobay ayaa ka digaysa masiibo aad u weyn oo ka dhalan karta, shidaal ku daata Badda Cas oo ah marin biyood aad u muhiim ah, haddii aan xal…
-
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilaal Hilaal Sheekh Shuceeb
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo sameeyay magacaabis cusub.
by ATEERA September 1, 2022Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magcaabay ergey cusub oo u qaabilsanaan doona dhinaca ganacsiga iyo maalgashiga, iyo la taliyaha madaxweynaha ee arrimaha shidaalka iyo gaasta. Qoraal ka…

