Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhaegsyo Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
2022
-
WARARKA MAANTA
Sawiro;-Wasiirka Difaaca iyo taliye odawaa oo gaaray Deegaanka Yasooman ee G/Hiiraan.
by Warsan Radio September 20, 2022Baydhowy-{WMN}- Wasiirka Gaashaandhiga XFS Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Jen-Odawaa Yuusuf Raage ayaa oo manta gaaray deegaanka Yasooman oo hoos tagta Degmada Buuloburte ee…
-
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Barnaamijka Bandhiga Warsan Radio oo aqrinayo Wariye Nuurto Maxamed Xuseen (Bardhere) iyo Wariye Yusuf Sheikh Adan (Qalinle) Dhageyso;- Barnaamijka Bandhiga Warsan was last modified: September 20th, 2022…
-
WARARKA MAANTA
Hirshabeelle oo War ka soo Saartay Dagaalka Ka socdo Gobolka Hiiraan Iyo Guulaha Ciidamada Gaareen
by Warsan Radio September 20, 2022Baydhabo-{WMN}-Dowladda Hirshabeelle waxa ay bogaadineysaa guulaha muhiim ka ah ee laga gaaray howlgalada baahsan ee ka socda deegaanada Hirshabeelle ee lagu ciribtirayo kooxda argagixisada arxanka daran ee alshabaab. Qeybaha kala…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Dowlada Maraykanka oo Maxaabiis ku warejinaye kooxda Taliban
by ATEERA September 20, 2022Baydhabo-{WMN}- kooxda Taliban ayaa Isniintii shalay sii daayey Mark Frerichs, oo ahaa muwaadin u dhashay dalka Maraykanka oo gacanta ugu jiray ururkaas, iyaga oo ku bedeshay Bashir Noorzai oo ka…
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiye gollaha shacbka Oo Ka tacsiyeye Geeri ku timid Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Shacabka BFS
by ATEERA September 20, 2022Baydhabo-{WMN}- Guddoomiyaha Golaha Shacabaka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed Alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne laftagareen ayaa tacsiyeeyey geerida xildhibaan maxamed mursal (boorow)
by ATEERA September 20, 2022Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u…
-
WARARKA MAANTA
Taliska Booliska oo War kasoo saaray dilal siyaabo kal duwan ugu dhacay Muqdisho
by ATEERA September 20, 2022Baydhabo-{WMN}- saacadihii la soo dhaafay dilal la xiriira aanooyin qabiil ay kaga dhaceen degmada Kaaraaan ee gobalka Banaaadir ayaa laamaha ammaanka soomaaliya waxa ay shir deg deg ah ka yeesheen…
-
WARARKA MAANTA
Dowladaha Ruushka iyo Shiinaha oo heshiis kala saxixiiday dhinaca amniga
by ATEERA September 20, 2022Baydhabo-{WMN}- Dowladaha Shiinaha iyo Ruushka oo wada saxiixay heshiis iskaashi oo la xiriira dhica ammaanka, iyada oo uu weli socdo dagaalka Ukraine Labada wadan ayaa ku heshiiyay “in la balaariyo…
