Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Fiidnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilaal Hilaal Sheekh Shuceeb
2022
-
WARARKA MAANTA
QM oo sheegtay amaraty in dag dag loo samati bixiyo markabka shidaal ee ku oo ku xumaday xeebaha Dalka Yemen
by ATEERA September 20, 2022Baydhabo-{WMN}-Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay haatan ay heleen ballanqaad buuxa oo ku saabsan lacagihii ay codsadeen in lagu samatabixiyo markabka shidaal ee ku xumaaday xeebaha dalka Yemen, kaas oo ay…
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Mareykanka ugu Shir looga hadalay iskshiga amniga
by ATEERA September 20, 2022Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa kaga qeybgalay Magaalada New York meertada 77aad ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa oo ay xubno ka yihiin 193 dowladood,…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
-
WARARKA MAANTA
Sawiro;-Muqtaar Robow oo la kulmay Wasiir Khadiija Diiriye
by Warsan Radio September 19, 2022Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta xukuumadda Soomaaliya Sheekh Muqtaar Roobboow (Abuu Mansuur) uu wehliyo kuxigeenkiiisa ayaa maanta kulan la qaatay wasiirka haweenka iyo arrimaha qoyska xukuumadda Soomaaliya Khadiija Maxamed…
-
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Fiidnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khalid Abdi Ibrahim
-
WARARKA MAANTA
Sawiro;-Madaxweyne Cali Guudlaawe xuseen oo arrimo kala hadlay Imaaraadka
by Warsan Radio September 19, 2022Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay safiirka dalka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya danjire Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa…
-
Hoos ka dhaegsyo Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Baydhabo-{WMN}- Magaalada London waxaa maanta lagu aasayaa Queen Elizabeth II oo geeriyootay 8dii September 2022 iyada oo da’deedu tahay 96 sano, waxaa aaskeeda isugu tagay Madax kala duwan oo waddamo…
-
WARARKA MAANTA
Saciid Deni oo Golaha Deegaanka Eyl ugu baaqay ka shaqeynta Nabada iyo hormarka deeganka Eyl
by ATEERA September 19, 2022Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Dowlada goboledka Puntland Siciid Deni ayaa maamulka cusub ee Degmada Eyl ugu baaqay in uu ka shaqeeyo Dalxiiska & Waxsoosaarka oo ah labada meel ee dhaqaalaha ugu badan…
