Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Duhurnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yuusuf Sheekh Adan (Qalinle)
2022
-
Baydhabo-{WMN}- Barnaamijka Arimaha Caalamka waxaa idin soo jeedinaaya Wariye Qasim Maxamed Axmed iyo Abdiraxman Maxamed ) Odey)
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynah Mareykanka Oo hanjabaad culus u diray Ruushka
by Warsan Radio September 18, 2022Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa uga digay Ruushka in dagaalka Ukraine uusan u isticmaalin hubka kiimikada ah ee wax gumaada ee Niyukliyeerka Isagoo ka hadlayay wareysi uu siiyay shabakadda wararja…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynah dalka Chile oo diiday inuu Waraqadaha aqoonsiga ka gudoomo danjirnimo ee dalka Israel
by ATEERA September 18, 2022Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha dalka Chile Gabriel Borek ayaa diiday inuu warqadaha aqoonsiga ee danjiraha cusub ee Israa’iil Gil Artziale Gabriel ayaa sheegay in damiirkiisu uu diiday inuu qaabilo safiirka cusub ee…
-
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilaal Hilaal Sheekh Shuceeb
-
WARARKA MAANTA
Dagaal u dhaxeeyo Ciidamada dalalka Kyrgyzstan iyo Tajikistan
by ATEERA September 18, 2022Baydhabo-{WMN}-Tirada dhimashada iyo dhaawaca ee dagaal u dhaxeeya dalalka Kyrgyzstan iyo Tajikistan ayaa gaaray ugu yaraan 24 qof, tiro kalena ay ku dhaawacmeen Wasaaradda caafimaadka ee Kyrgyzstan ayaa sheegtay subaxnimadii…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Jubbaland oo kulamo kal duwan la qaatay qaar ka mid ah xildhibanda laga soo doorta jubland
by ATEERA September 18, 2022Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jubaland Ahmed Mohamed Islaam ayaa kulan casho sharaf ah la qaatay Xildhibaanada Baarlamaanka ee laga soo doortay Jubaland iyo qaar kamid ah xubnaha Xukuumada ku matala Dowlada Jubaland. Kulankan…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
-
WARARKA MAANTA
Nabadgelinta Soomaaliya: Hiigsasho Soomaaliya cadaalad iyo amni ah
by Warsan Radio September 17, 2022Warsaxaafadeed September 17, 2022 Baydhabo, Soomaaliya Soomaaliya wa dal kasoo kabanaya xasilooni darro sanado badan ka jirtay. In kastoo horumar muuqda oo dhinacyo badan taabanaya la gaaray, haddana…
-
Hoos ka Dhageyso Barnaamijka Jimcaha ee idaacada Warsan , Barnaamijka Jimcahaan Waxaa Marti noogu ah Doctor Saadaam Hussen oo ku Taqasusay Cudurada aad ku dhageysan doontaan iyo mohamed Ali Abdullahi…
