Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Mukhraar Sheekh Adan (Dalmar)
2022
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku tukaday salaadda janaasada Marxuumad Xasno Cabdulle Isaaq oo ahayd hooyadii Madaxweynihii 7-aad ee dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed. Madaxweyne…
Baydhabo-{WMN}- Kulankaan ayaa looga hadlay amniga guud ee deegaanada Hirshabeelle, xogaha dhaqdhaqaaqyada argagixsda iyo howlgalada socda ee lagu ciribtirayo kooxaha argagixisada ah. Madaxweynaha ayaa faray saraakiisha ciidamada in si degdeg…
Al-Shabaab oo war kasoo saaray Dadkii shacabka ahaa oo ay ku laayeen Gobolka Hiiraan.
Baydhabo-{WMN}- Qoraal lagu baahiyey warbaahinta taageerta kooxdaas ayaa lagu sheegay in dadkaas oo lagu laayey tuulada Afar Irdood ee duleedka magaalada Beledweyne “ay ahaayeen maleeshiyada Macawiisleyda. Waxey intaa ku dareen…
RW Soomaaliya oo si adag u Cambaareeyay weerarkii lagu laayay dadka shacabka ahaa ee ka dhacay Gobolka Hiiraan
Baydhabo-{WMN}- Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay weerarkii Xalay Al-shabaab ka geysteen deegaanka Afar irdood oo qiyaas ahaan magaalada Baledweyne kaga beegan…
Mareykanka oo war kasoo saaray weerarkii lagu laayay dadka shacabka ahaa ee ka dhacay Gobolka Hiiraan.
Baydhabo-{WMN}- Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo saartay weerarkii ay kooxda Al-Shabaab ka geysatay duleedka magaalada Beledweyne kaasoo lagu xasuuqay dad shacab ah. Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa sheegtay inay aad…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Guddoomiye Aadan Madoobe oo Ganacsatada & Jaaliyadda Koonfur Afrika uga baaqay in ay ka qeyb qaataan gurmadka Abaaraha.
Baydhabo-{WMN}- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay guddi iskugu jira ganacsatada iyo Gudoonka Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool magalada Johannesburg ee…
Axmed Madoobe oo Si gaar ah Talo ugu Soo jeediyay Dadka Reer Hiiraan,kadib Xasuuqii maanta dhacay
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ku baaqay inaan laga niyadjabin dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab kadib xasuuqii ay kooxdaan dad shacab ah ugu geysatay duleedka…









