Baydhabo-{WMN}- Saraakiisha Ciidanka Xoogga ee Magaalada Baraawe iyo kuwa ATMIS qeybtooda Baraawe ayaa ka shiray sidii loo sii xoojin lahaa howlgallada ka dhanka ah Al-Shaaab ee gudaha iyo daafaha Magaalada.…
2022
Wasiirka Maaliyadda XFS & Wakiilka dalalka geeska Afrika ee Hay’adda IFC oo ka wada hadlay horumarinta maaliyadda Dalka.
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Amena Arif oo ah Wakiilka dalalka geeska Afrika ee hay’adda International Finance Corporation…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Baydhabo-{WMN}-Safiirki Maraykanka ee waddanka Ruushka, John Sullivan, ayaa soo afjaray shaqadii dilomasiyadeed ku dhawaad saddex sano oo uu la shaqeeyay maamullada Trump iyo Biden, Axaddii, waxaana uu ka fariisan doonaa…
Baydhabo-{WMN}-Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka & Al-Shabaab ayaa ka socda Deegaanka Basra oo u dhaxeeya Degmooyinka Afgooye oo Gobolka Shabeelaha Hoose Dagaalka ayaa yimid ka dib markii Ciidamada Booliska…
Wararkii ugu danbeeyey Dagaalo Culus iyo Al.shabaab oo laga saaray deegaanka Ceeley ee Degmada Maxaas.
Baydhabo-{WMN}-Waxaa sii kordhayo Khasaaraha dagaalo Culus oo udhaxeeyso Ciidamada deegaanka iyo Al.shabaab oo ka socda deegaanka Ceeleey oo hoostaga Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Dagaalkan waxaa uu ku bilooowday kadib…










