Baydhabo-{WMN}-Wararka ka imanya Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in rag katirsan Ururka Al-Shabaab ay xalay weerareen tuulooyin hoostaga degmada Baxdo, Isla markaana ay gubeen Guryo ay daganayeen dad Shacab…
2022
Baydhabo-{WMN}-Waxaa Maanta lagu wadaa in Magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyo Shirka Wasiirada Wasaaraddaha Maaliyadda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada dalka, kaasi oo shalay ka furmay Caasimadda dalka. Shirka ayaa…
Kooxda Taliban oo sheegtay in ay Dileen shaqsigii isku qarxiyay Safaarada Ruushka ee Kabul.
Baydhabo-{WMN}- Afhayeenka Taliban Khalid Zadran ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada ammaanka ay toogteen shaqsiga isku qarxiyay dhismaha Saafaradda Ruushka ee Afghanistan oo xiligaas ay ku sugnaayeen Dad rabay in…
Baydhabo-{WMN}- Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo kaashanayo Ciidamada dib u xoreeynta Gobolka Hiiraan ayaa wado howlgalo balaaran oo ay ka sameeynayaan inta udhaxeeyso Degmooyinka Maxaas, Baladweyne iyo degmada Buulo Burde. Ciidamadan…
Guddiga Gurmadka Abaaraha DKGS oo Kulan la qaatey Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta masiibooyinka Soomaaliyeed oo Maanta Baydhabo soo gaarey.
Baydhabo-{WMN}-Guddiga Gurmadka Abaaraha Dowladda Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatey Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed Mohamuud Macalin Cabdule oo Maanta soo gaarey Magaalada Baydhabo. Waxaana Shirka looga hadley sidii…









