Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
2022
Wasaaradaha Maaliyadda DFS & Dowlad Gobaleedyada Dalka oo Maanta Muqdisho shir uga furmay.
Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliy ka furay shirka Wasiirrada Maaliyadda Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Dowladda Dhexe. Shirka oo furay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda…
RW Xamse oo Muqdisho ka daahfuray qorshaha Qaranka ee haweenka ku leeyihiin Amniga & Xasiloonida Dalka.
Baydhabo-{WMN}- Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray qorshaha qaranka ee kaallinta haweenku ku leeyihiin amniga iyo xasiloonida dalka oo ay soo diyaarisay…
Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan la yeeshay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Danijire Tiina Intelmann. Kulanka Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Danjiraha Midowga Yurub…
Baydhabo-{WMN}-Maxkamadda Sare ee Dalka Kenya ayaa meel marisay natiijada doorashadii uu ku dhawaaqay guddiga doorashada Kenya, taas oo ay ku sheegeen in William Ruto ku guuleystay doorashada Madaxweynaha Kenya. Maxkamadda…
Machadka Jowhar oo ka qaybgalay Shirweynaha la dagaalanka dembiyada Maaliyadda oo lagu qabtay dalka Qatar.
Baydhabo-{WMN}-Agaasimaha xiriirka caalamiga ee Machadka Deraasaadka iyo Arrimaha Bulshada Jowhar Ust.Hassan Ali Ahmed ayaa ka qaybgalay Shirweynaha la dagaallanka dembiyada Maaliyadda oo ay qabashadiisa iska kaashadeen Machadka Imtithaal iyo Ururka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










