Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilaal Hilaal Sheekh Shuceeb
Yearly Archives
2022
Midowga Afrika oo ergey cusub usoo magacaabay Soomaaliya kadib Markii uu RW Rooble uu cayriyay Madeira
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}- Guddoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa danjire Mohammed El-Amine Souef u magacaabay ergaygiisa gaarka ah ee Soomaaliya iyo madaxa howlgalka ATMIS ee Soomaaliya. Waajibaadka danire Mohammed El-Amine Souef…








