
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Sadam Hilal.
Baydhabo{WMN}Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qoraal kasoo saartay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda dalka, iyada oo Shacabka ugu baaqday inay ka feejignadaan weerarada Al-Shabaab.…
Baydhabo{WMN}Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliya ee (NISA) Mahad Maxamed Salaad iyo Agaasimaha Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Ethiopia (NISS) M Temesgen Tiruneh Dinku ayaa maanta heshiis ku…
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Maxamed Abdiraxman Abdulle {Malele}
Baydhabo{WMN}Iyada oo qeybo badan oo ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya ay ka socdaan howlgalo ciidan oo wadajir ah oo looga soo saarayo deegaanada ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab, ayaa…
Baydhabo{WMN}Kooxaha gargaarka ee Kenya ayaa sheegay in tobanaan kun oo qaxooti dheeraad ah oo ka imaanaya Soomaaliya la filayo inay soo gaaraan Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab toddobaadyada soo socda, iyadoo Soomaaliya…
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Duhurnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Yuusuf Sheekh Adan (Qalinle)
Wareegii ugu dambeeyay ee wadahadalada nabadeed ee u dhaxeeyay dowladda Itoobiya iyo wakiillada gobolka Tigray ayaa wakhti dheeri ah lagu daray, iyadoo taliyayaasha ciidamada ay ka shaqeynayaan tafaasiil ku saabsan…
Waaberigii hore ee saaka ayaa Xubno katirsan ururka Al-Shabaab waxaa ay weerar ku billaawday qaraxyo ku qaadeen Saldhig ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya ku leeyihiin degaanka Burdaar ee Galbeedka magaalada…
Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa booqday degaannada Geyfo, Bakajeex, Qoordheere iyo Warciise oo dhowaan laga saaray Al-Shabaab. Madaxweynaha ayaa kormeeray dhamaan degaannada laga saaray Shabaab, Isagoo halkaas kulan kula…
