
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka Dacdooyinka Caalamka oo aqrinayo C/raxman Ahmed Mohamed (Oday)
Baydhabo-{WMN}- Toban qof oo ay ku jiraan labo dhallinyaro ah iyo gabar ka yar ayaa ku dhintay qarax ka dhacay kaalin shidaal oo ku taalla gobolka Donegal ee dalka…
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si adag u cambaareeyey weerar lagu diley 7 askari oo ka tirsan milatariga Djibouti ee ka hawlgalla galbeedka waqooyi ee dalka…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay booqasho uga bilaabatay dalka Uganda ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Kampala ee Caasumadda dalkaas Madaxweyne…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Dowladda Soomaaliya waxay dambi ka dhigtay in la faafiyo wax kasta oo la xiriira Al-shabaab, sida Muuqaalada sawirada codadka iyo farriimaha Shabaab. Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay xirtay 46…
Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa ku guul daraystay inay meel mariyaan qaraar la doonayey in sannadka dambe dood laga yeesho, oo lagaga hadlo tacadiyada ka dhanka ah xuquuqda…