Guddoomiye Madaale Oo Shir Guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka written by Warsan Radio 02/01/2023 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa shir guddoomiyay shirka Degmooyinka gobolka kaas oo looga hadlay sidii sanadkan cusub ee 2023 horumara muuqdo oo la taaban karo looga hirgalin lahaa Caasimadda.Shirkan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Xog’hayaha guud ee Gobolka, Taliyaha Ciidanka Ilaalinta Deegaanka, Guddoomiyaasha Degmooyinka, iyo Agaasimayaal,Shirkan oo ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose Xamar ayaa qodobadii looga hadlay waxaa kamid ahaa dardargalinta Amniga, kor u qaadista Daqliga, Nadaafada iyo Horumarinta isdhaxgalka Bulshada,Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shirka ka sheegay in guddoomiye kaste iyo Agaasime kaste lagula xisaabtami doono mas’uuliyadda uu shacabka u hayo. Guddoomiye Madaale Oo Shir Guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka was last modified: January 2nd, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sheekh Aadan Madoobe oo Caawa Guddi Magacaabay next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Ciidanka DANAB oo la wareegay degaanka Ceelbaraf & faah faahin laga helayo 27/06/2022 Turkiga oo war kasoo saaray weerar shalay lala beegsaday ciidanka xoogga Somalia 09/08/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 11/11/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 12/09/2021 Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo sheegay in Sucuudiga ogolaaday in loo dhoofiyo Xoolaha 24/04/2020 Wasiirka Ganacasiga XFS oo la kulmay Safiirka Turkiga ufadhiya Soomaaliya 05/04/2021 Dhageyso: dood ku saabsan sameynta corona virus uu ku yeeshey waxbarshada caruurta ee Hay,adda Save the children. 19/06/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 10/08/2021 Wasiir Shaqadiisii Ku Waayay Cudurka Halista Ah Ee COVID-19 Dartiis 22/07/2021 Dhageyso+ Sawiro: Wasiirka Gadiidka KG Oo Kahadlay Hormarada Laga Gaaray Dhismooyinka Garoomada Diyaaradaha KG. 03/01/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.