Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo written by Warsan Radio 15/01/2023 Wafdi uu hogaaminaayo Agaasimaha Guud Madaxtooyada Soomaaliya Xuseen Sheekh Maxmuud ayaa Maanta lagu soo dhoweeyey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.Agaasimaha Madaxtooyada Koonfur Galbeed Cabdifataax Mahad Cabdirahmaan, Maareyaha Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud Salaad Mohamed Muktaar, Siyaasiyiin, Sarakiil Ciidan iyo qeybaha kala duwan Bulshada ayaa wafdiga Baydhabo kusoo dhoweeyey.Agaasime Hussein Sheikh Mohamuud ayaa socdaalkiisa Baydhabo ku qotama hordhaca Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyada iyo ka qeybgalka Shirka Dib-uheshiisiinta Koonfur Galbeed. Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo was last modified: January 15th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika next post Axmed Madoobe oo kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Jabuuti You may also like Akhriso:-Weerar ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso 06/02/2018 Mahdi Guuleed & Xasan Cali Kheyre oo ku kulmay Garoowe 02/01/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 07/07/2020 Golaha Midowga Musharixiinta oo la kulmay Madaxda Maamulada Galmudug & Hir-Shabeelle. 18/04/2021 Iska hor imaad khasaaro geestay oo dhax maray Ciidamada Hindiya iyo kuwa Shiinaha 11/05/2020 Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka Mahdi Guuleed oo hay’adaha Amniga faray baaritaanka weerarkii liido 17/08/2020 Madaxweyne Erdogan oo hanjabay u diray Giriiga 06/09/2020 Xildhibaanada Koonfur Galbeed oo manta kulan ku leh Magaalada Baydhabo. 20/04/2020 Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay xaalado cusub oo ku soo kordhay COVID-19 04/05/2020 Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha oo ku guuleystey doorashada Aqalka Sare 02/08/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.