Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo written by Warsan Radio 15/01/2023 Wafdi uu hogaaminaayo Agaasimaha Guud Madaxtooyada Soomaaliya Xuseen Sheekh Maxmuud ayaa Maanta lagu soo dhoweeyey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.Agaasimaha Madaxtooyada Koonfur Galbeed Cabdifataax Mahad Cabdirahmaan, Maareyaha Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud Salaad Mohamed Muktaar, Siyaasiyiin, Sarakiil Ciidan iyo qeybaha kala duwan Bulshada ayaa wafdiga Baydhabo kusoo dhoweeyey.Agaasime Hussein Sheikh Mohamuud ayaa socdaalkiisa Baydhabo ku qotama hordhaca Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyada iyo ka qeybgalka Shirka Dib-uheshiisiinta Koonfur Galbeed. Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo was last modified: January 15th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika next post Axmed Madoobe oo kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Jabuuti You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 04/11/2021 Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Xildhibaannada Golaha Shacabka? 15/01/2024 DHAGEEYSO:-WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN 20/09/2017 Qoysas ay barakiciyeen Duurjoog dalka Mozambique 27/05/2023 Sawiro:-Maxay tahay sababta Maamulka Koonfur Galbeed oo wafdi u diray degmada Bardaale 15/08/2022 SAWIRO:-Maamulka Koonfur Galbeed oo Maanta fagaaro ku toogtay Nin Haweeneey dilay 07/06/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 02/01/2019 Sawiro:-Madaxweyne Laftagareen oo maanta xarigga ka jaray dhismaha Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed. 17/08/2022 Dhageyso:-ku celiska Barnaamijka Beeraha 03/05/2021 Midowga Musharrixiinta oo ka hadlay Go’aankii Xukuumadda RW Rooble 24/01/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.