

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay magaalada Muqdisho ku yeesheen kulankoodii todobaadlaha ahaa oo khamiis kasta ay yeeshaan, waxaana shir guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamse Cabdi Barre.…
Wararka aan ka heleyno duleedka deegaanka Yubbe ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in saqdii dhexe ee xalay deegaankaasi ay isaga baxeen ciidamadii Maamulka Somaliland gaar ahaan kuwa Milateriga…
Wasiirka Shaqada ee dalka Qatar, Dr. Cali bin Samiikh Al-Mari ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee dalka Somalia, Biixi Iimaan Cigeh oo Booqasho Rasmi ah ku…
Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa dhawaan meel fagaara ah tageerayaashiisa ugu shegay in uusan aqoonsanayn madaxwaynaha talada haya William Ruto iyo dowladdiisa. Haddaba, Kenya oo ah dal ay ku…
Hoos ka dahgeyso Warka Subaxnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Yusuf Sheikh Aden ( Qalinle).
Illaa Labaatan gobol oo ka tirsan Maraykanka oo leh xeer ilaaliyayaal guud oo ka soo jeeda xisbiga Jamhuuriga ayaa ku dacweeyay maamulka Biden, isbedellada waaweyn ee uu ku sameeyey siyaasadda…
Wasiirka Shaqada ee dalka Qatar, Dr. Cali bin Samiikh Al-Mari waxa uu Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee dalka Somalia, Biixi Iimaan Cigeh oo Booqasho Rasmi ah…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Rag ku hubeysnaa bustoolado ayaa goordhow degmada Buulo-Burde waxaa ay kudileen laba ruux halka mid kale ay ku dhaawaceen, iyaga oo intaasi kadib goobta ka baxsaday. labada Ruux ee la…
