
Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta Idaacada Warsan Warsan,Barnaamijka Todobaadkan Waxaa Marti ku ah Abwaan Mohamuud Haji Mohamed Tarsh,waxaa soo jeedinaya Mukhtarr Sheikh Aden Dalmar iyo Hilal Sheikh Shueib.

Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta Idaacada Warsan Warsan,Barnaamijka Todobaadkan Waxaa Marti ku ah Abwaan Mohamuud Haji Mohamed Tarsh,waxaa soo jeedinaya Mukhtarr Sheikh Aden Dalmar iyo Hilal Sheikh Shueib.
Maamulka Puntland ayaa jawaab ka bixiyay hadal shalay ka soo yeeray madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo ahaa in Puntland ay qayb ka tahay colaadda muddaba ka taagan magaalada Laascaanood…
Ciidamadda Amniga dalka Uganda ayaa gacanta ku dhigay 6 qof oo looga shakisan yahay in lagu helay walxaha qarxa oo la qorsheynayay in loo adeegsado dibadbaxyada dowladda looga soo horjeedo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Hoos ka Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan Tabiye Hasan Shurbe.
Shirkaan oo uu furay Ra’iisal wasaaraha dalka Ciraaq ayaa waxaa ka qeybgalay wasiirada biyaha dalalka carabta iyo hey’adaha ka shaqeeya arrimaha deegaanka iyo biyaha. Wasiiru-dowlaha wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha…
Hoos ka dhageysobarnaamijka Bandhiga Warsan ooo idin soo jeedinayso Nuurta Husein.
Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed ayaa Gacanta kusoo dhigey Xubin ka katirsan Ururka Al-Shabaab, kaas oo saraakiisha Ciidamada ay sheegeen innuu doonayey in uu si dhuumaalaysi ah…
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxwayne ku xigeenka labaad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud (lugadheere) iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa kormeeray Jiidaha hore ee ay howlgallada ka wadaan Ciidanka xoogga dalka iyo…
Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Dhacdooyinka Warsan,Tabiye Sadam Hilal.
