
Hoss ka Dhageyso: Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo idin soo jeedinayso Muna Hussein.
Wararka ka imaanaya Gobolka Bari ayaa sheegaya in ay degtay Doonta Shamis4 oo u raraneyd ganacsato Soomaaliyeed Taas oo ku degtay ku degtay xeebaha Gobolk Bari puntland . Doontan oo…
Wararka ka imaanaya Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in Xiisad dagaal ay ka taagan tahay duleedka Magaaladaas . Ciidamada Soomaalilaand iyo kuwa SSC ayaa dhaq dhaqaaqyo Ciidan…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Dhalanyarada Idaacada Warsan,Tabiye Sadam Hilal.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Munaasabadda xuska sannad-guurada 63-aad ee markii calan Soomaaliyeed oo xor ah laga taagay dhul Soomaaliyeed, gaar ahaan gobollada…
Dawlada Sacuudi Xarabbaiya ayaa sheegtay in dalkeeda ay gaareen ilaa 1,655,188 qof oo doonaya inay gutaan waajibaadka Xajka.Waaxda Soocdaalka ee Dawlada Sacuudi Carabaya ayaa sheegtay in dadka gaaray dalka Sacuudiga…
Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa ku Eedeeyay isimada Dhaqanka gobolka Nugaal in aysan waxba ka qaban Dadka diidan doorashada 3da Degmo.Wasiir Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
