
Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Waxbarashada Idaacada Warsan, Tabiye Wariye Mohamuud Nuunoow Mohamed (Jiijoow).
Wararka ka imaanaya Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya Illaa 4 qof ay geeriyoodeen ayaa tiro kalena ay ku dhaawacmeen dagaal maanta ka dhacay magaalada Laascaanood. Dagaalka ayaa…
Hoos ka Dhageyso: Waraka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo idin soo jeedinayso Muna Hussen.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay ka go’an tahay la dagaalanka Musuq-Maasuqa iyo in si adag loola xisaabtami doono xafiis kasta oo ku kaca musuq iyo wax isdabamarin. Guddoomiyaha…
Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa saaka xilalka u kala wareejiyey Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo Taliyihii hore…
Xaalad kacsan ayaa ka taagan dalka Ruushka oo xilligan dagaal kula jira Ukairine, kadib markii madaxda Shirkadda dagaalamayaasha Wagner ee lagu magcaabo Yevgeny Prigozhin (Yefgeni Birigoshin) uu ku eedeeyay madaxda…
Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Dhacdooyinka Idaacad warsan oo idin soo jeedinaayo Sadaam Hilal.
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Beeraha Idaacada Wrasan oo idin sso diyaariyay Hassan Shurbe.
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal xalay saqdii dhexe Magaalada Garoowe ku dhexmaray Ciidamada Puntland iyo kuwo taageersan Siyaasiyiinta mucaaradka ee diidanaa furista Dastuurka Puntland.Dagaalka oo…
