
Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Dhacdooyinka ee Idaacada Wrasan oo idin soo jeedinaayo Sadam Hilal.
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Waxbarashada ee Idaacada Warsan iyo Wariye Mohamuud Nuunoow Mohamed.
Hoos ka Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan Tabiye Hassan Shurbe.
5 shaqaale ah ayaa Maanta ku geeriyootay Qarax ka dhacay Wershad lagu farsameeyo Gantaalada iyo waxyaabaha qarxa oo ku taalla Degmada Elmadağ oo 40 KM (25 miles) ka baxsan duleedka…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Catriona Laing iyo wafdi ay hoggaaminaysay. Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya…
Hoos ka Dhageyso: Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo idin soo jeedinayso Muna Hussen.
Taliska ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyey khasaaraha ka dhashay weerarkii xalay Al-Shabaab ku qaaday hotelka Pearl Beach ee ku yaalla xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis…
Wasiirka gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta shir guddoomiyey kulan looga hadlayey bilaabashada wajiga 1-aad ee ka bixitaanka ciidanka ATMIS ee Soomaaliya ka hawlgala, kaas…
Hoos ka Dhageyso: Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan Tabiye Yuusuf Sheikh Aden.
