
Hoos ka Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo idin soo jeedinaayo Hassan Ibrahim.
Waxaa maanta Magaalada Nairobi ee dalka ka furmay shirka hannaanka deyn-cafinta Soomaaliya, kaas oo socon doona muddo Afar maalmood ah, waxaana goobjoog ka ah qaar ka mid ah hey’adaha Dowladda…
Madaxweynaha Kenya William Ruto iyo dhiggiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa kawada hadlay muhiimadda ay leedahay in la is waafajiyo dhimista ciidamada midowga Afrika ee Soomaaliya iyo awoodda amni ee…
Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Dhacdooyinka Idaacada Warsan oo idin soo jeedinaayo Sadam Hilal.
Ciidamada Booliska ee sida Millateriga u tababaran ayaa howlgallo xoogan waxaa ay xalay ka sameeyeen xaafado katirsan degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir, iyada oo lagu soo qabtay waxyaabaha maanka dooriya…
Hoos ka dhageyso Fariin kusaabsan Duumada
Waxaa lagu wadaa in Maanta Magaalada Jabuuti ee waddanka Jabuuti in uu ka furmo Shir Madaxeedka 14aad ee Madaxweynayaasha iyo Ra’iisul Wasaarayaasha wadamada ku midoobay Urur Goboleedka IGAD oo ay…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Scotland Nicola Sturgeon ayaa la xidhay, iyada oo saldhiga lagu hayey illaa toddoba saacadood, ka dib markii ay si iskeed ah u tagtay saldhiga booliska si…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
