
Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Waxbarashada Idaacda Warsan oo idin soo diyaariyay Mohamuur Nuunoow Mohamed.
Guddoomiyaha ismaamulka Mandhera Maxamed Aadan Khaliif ayaa shaaca ka qaaday in boqolkiiba 60 kamida ismaamulka Mandhera ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab. Maxamed ayaa sheegay in joogitaanka dagaalyahanada ay saameyn ku…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Guddiga dhexdhexaadinta ka wada deegaanada colaada ka jirta ee u dhaxeeyso degmooyinka Cadale iyo raagaceele ayaa maanta si gaar gaar ah ula kulmay odayaasha dhaqanka ee 2 da degmo.Guddigaan ee…
Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga hadlay Amniga Guud ee dalka iyo Dib-u-habeynta Hannaanka iyo Maamulka…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa waxaa Maanta la horkeenay Afar Mas’uul oo katirsanaa hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowladda Soomaaliya, kuwaas oo Xeer Ilaalinta Qaranka ay ku soo eedeysay inay ku…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyed General Sulub Axmed Firin ayaa booqday xarunta Gaadiidka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo Dugsiga Tababarka Ciidanka…
Booliska magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq ayaa biyaha laga tuuro tubooyinka u adeegsaday boqollaal dibadbaxayaal ah oo xoog ku galay safaaradda Sweden ee ku leedahay dalkaas oo qaybo ka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Dhageyso: Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta Idaacda warsan qeybtiisa 2aad iyo Abwaan Mukhtaar Sheikh Aden (Dalamar). Dhageyso: Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta Idaacda warsan was last modified: July 18th, 2023 by Warsan…
