
Hoos Dhageyso Barnaamijka Sooyaalka Digil iyo Mirifle.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaaladda Jowhar , iyadoo halkaas uu ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen.Madaxweynaha ayaa Jowhar u tegay dardar…
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa gudaha meelo kamid ah dalkaas waxaa ay kudileen Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Soomaalida ka Shaqeeysata dalkaas, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday.Alle…
Waxaa Magaalada Garoowe ee Caasimadda dowlad Goboleedka Puntland ka socda kulamo xal loogu raadinayo xiisadda ka dhalatay arrimo doorashooyinka ee u dhaxeeysa Xukuumadda Puntland iyo Siyaasiyiinta mucaaradka.Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland…
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Ciidamo horleh waxaa ay geysay degaano hoostaga degmooyinka Cadalle iyo Ceeldheer ee ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, si ay qeyb uga noqdaan howlgallada ka dhanka…
Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa marti-qad rasmi ah u diray ra’iisal wasaaraha dalka Israaiil Benjamin Netanyahu, si uu booqasho ugu yimaaddo dalka Maraykanka, iyada oo dib laga go’aamin doono…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Caafimaadka Idaacada Warsan oo idin soo jeedinaayo Mohamuud Nuunoow Mohamed.
Gudiga Doorashooyinka Soomaaliland ayaa ku dhawaaqay in Bisha December ee Sanadkan la qaban doono Doorashada Xisbiyada Siyaasada si loo helo Sadex Xisbi taasi oo ka dhigan in Xisbiyada hada jira…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo kulan la qaatay Guddiga Dib-u-daabacidda Lacagta Shilinka Soomaaliga ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in dib loo soo nooleeyo lacagta dalka,…
