
Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Beeraha Idaacada Wrasan oo idin sso diyaariyay Hassan Shurbe.
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal xalay saqdii dhexe Magaalada Garoowe ku dhexmaray Ciidamada Puntland iyo kuwo taageersan Siyaasiyiinta mucaaradka ee diidanaa furista Dastuurka Puntland.Dagaalka oo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb gelaya Fadhiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa gaaray magaalada Washington ee dalka Maraykanka.Madaxweynaha ayaa khudbad…
Talado 20-June-2023-{SOMA} Muqdisho-Tababarkan maanta ay Muqdisho ugu so Gabagabeysay Dalada Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA 30ka tafatire ayaa waxaa lagu baranayay bad qabka suxufiga iyo in ay hubiyaan goobaha ay u…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Taliyaha Ciidamadsa xoogga dalka ayaa loo magacaabay Jenaraal Ibraahim Sheekh Muxudiin oo hore usoo noqday taliyaha guutada 60aad ee ilaalada madaxtooyada dalka. Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga…
Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Dhalanyarada Idacada Warsan,Todobaadkaan Barnaamijka waxaa marti ku ah Tafatiraha Idaacada Warsan ahna qof dhalanyara ah Heer lataaban karana ka gaaray dhanka saxaafada. Dhageyso: Barnaamijka Dhalanyarada Idaacada…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya inuu Tuulada Guulane oo hoos tagta degmada Aaden-yabaal uu gaaray Agaasimaha Canshuurta Berriga ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Muxyadiin Xasan Jurus. Wararka ay…
Madaxweynaha dalka Uganda Museveni ayaa sheegay in uu qorsheeynaayo sidii Ciidamada Uganda ee ku sugan soo soomaaliya uu ugu iibin lahaa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaan Drones-ka haddii…
Hoos ka Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada warsan oo idin soo jeedinaayo Hassan Ibraahim.