Ciidanka Hoggaanka Baarista Dambiyada dowlad goboleedka Puntland ee katirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen koox ka tirsan Daacish oo Qaraxyo ku diyarinayay Magaalada Boosaaso. Ciidamada ayaa…
Yearly Archives
2023
Milatariga Israa’iil ayaa siidaayay muuqaal kaamirooyinka CCTV-ga ah oo muujinaya laheysteyaal Israa’iiliyiin ah oo la geynayo isbitaalka al-Shafa, oo ah isbitaalka ugu weyn Qasa, kaddib weerarradii 7-dii Oktoobar ee Xamaas.…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo si diirran loogu soo dhaweyeyey magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa ka qeyb-galaya Shirka Madaxda Dalladda Bulshada Bariga Afrika oo laga sugayo…









