Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliaya ayaa soo dhaweeyay in Soomaaliya ay ku biirto Dallada Bulhsda Afrika Qoraal uu bartiica face…
Yearly Archives
2023
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda dowladda Qatar Sultan Bin Saad Al Muraikhi ayaa Maanta Warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Qatar Maxamed Axmed Sheekh Cali Doodishe.…
Taliska CXD oo Turkiga kala hadlay sii wadida taageero siinta Ciidamada Xoogga
written by Warsan Radio
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Xafiiskiisa kulan kula qaatay Uqeybsanaha Arimaha Ciidanka ee Dowlada Turkiga u jooga Soomaaliya G/sare Bariş bulut. Taliyaha iyo Uqeybsanaha Arimaha…









