13 Isra’iiliyiin ah iyo afar muwaadin oo u dhashay Thailand ayaa maanta oo Axad ah gaaray Israel, kaddib markii ay xalay sii daayeen Xamaas oo afduub ugu heystay Gaza. Israel…
2023
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa degaanka ayaa howlgallo xoogan waxaa ay ka billaabeen degaano iyo degmooyin katirsan gobolada Hiiraan iyo Bakool ee dowlad Goboleedyada Hir-Shabeelle iyo Koonfur Galbeed.…
Guddoomiyaha Golaha Shacanka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingriiska Amb. Mike Nithavrianakis. Kulanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Danjiraha ayaa looga hadlay sidii…
Guddiga Saaxibtinimadda Baarlamaanka Somalia iyo imaaraadka oo Guddoomiye doortay
Kadib kulan ay isugu yimaadeen Xubnaha guddiga saaxibtinimadda Baarlamaanka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Isutaga imaaraadka Carabta ayaa waxaa ay guddigu ku doorteen Guddoomiyaha. Guddiga oo yeeshay kulankoodi ugu horeeyay ayaa waxa…
Daahfurka Hannaanka Diyaarinta Hiigsiga Qarni-jirka ee 2060 oo Muqdisho ka furmaya
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhici doona daahfurka Hannaanka Diyaarinta Hiigsiga Qarni-jirka ee 2060, oo ay kasoo qayb gali doonaan masuuliyiinta dowlada ugu sarreysa iyo marti-sharaf kale. Daahfurka Hannaanka Diyaarinta…









