Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Yearly Archives
2023
Mareykanka ayaa Talaadadii u soo diray Masar saddexdii diyaaradood ee ugu horreeyay oo gargaar bini’aadannimo u wada Gaza, isagoo ballan-qaaday inuu caawinayo Falastiiniyiinta inta lagu guda jiro xabbad-joojinta Xamaas iyo…
Dallada warbaahinta Soomaliyeed ee SOMA ayaa maanta ka furtay Dood Cilmiyeed muddo labo cisho ah soconaysa taasoo looga hadlayey Badbaadada Suxufiyiinta, Xuriyada hadalka iyo helida Xogaha.
written by Warsan Radio
Dood Cilmiyeedkan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Galmudug Abshir Abdi Shiiqow, Gudoomiye ku xigeenka Caasimada Dhusamareb Cabdisamad Salaad Aadan Dr:Sanweyne, Taliye ku xigeenka Booliska magaalada Dhuusamareeb Laba…









