Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Isbitaalka guud ee magaalada Kismaayo. Waxa uu Ra’iisul Wasaaruhu warbixinno ku saabsan xaaladda caafimaad ka dhageystay…
2023
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Dowladda Qatar ayaa shaacisay in muddo laba maalmood ah lagu kordhiyay heshiiskii kordhinayo xabbad joojinta bini’aadantinimo ee Marinka Gaza, taas oo u dhaxeeysay Xamaas iyo Israa’iiliyiinta. Afhayeenka Wasaarada arrimaha dibadda…
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa degaanka ee loo yaqaano Macawiisle ayaa Howlgallo qorsheysan ka fuliyay degaano katirsan Bariga Gobolka Galgaduud. Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in howlgalka lagu bartilmaameedsaday Xarumo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ballaarinaya latashiyada ku aaddan xaqiijinta hiigsiyada dalka ayaa kulamo la qaatay dhallinyarada, aqoonyahanka iyo hormuudka bulshada rayidka ah ee Soomaaliyeed. War kasoo…
RW Xamse Barre oo ku tilmaamay dib-u-howlgelinta laanta Bangiga dhexe ee Kismaayo tallaabo muhiim ah
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tilmaamay dib-u-howlgelinta laanta Bangiga dhexe ee Kismaayo tallaabo muhiim ah oo qeyb weyn ka qaadan doonta horumarinta dhaqaalaha…









