
Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Waxdbarashada ee Idaacada Warsan oo idin soo diyaariyey Wariye Mohamuud Nuunoow Mohamed( Jiijoow).
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shir Qaran Madaxtooyada Kula Yeeshay Madaxda Kala Duwan Ee Qaranka Ugu Sarraysa.Hargeysa-26-08-2023-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shir ballaadhan oo lagaga tashanayo dhibtii…
Ciidamada qalabka Sida ayaa xukun dil toogasho ah ku xukuntay Ex Dable Booliis Sakariye Cali Axmed oo hore ugu Eedaysanaa dilka bareer ah oo uu u geystay Ex Xiddigle Booliis…
Ciidanka hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyay deegaanka Jambaluul ee gobolka Shabeellada hoose ku burburiyey Maxkamad la sheegay in halkaas ay ku lahaayeen.Saraakiisha…
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dagaalka ka socda Suudaan uu saameyn ba’an ku hayo guud ahaan dalka isla markaana uu gobolka oo dhan u horseedi karo masiibo bini’aadantinimo. Dagaalka u…
Taliska Booliska Gobalka Banaadir ayaa sheegay in xalay ay gacanta kusoo dhigeen Eedaysane la sheegay inuu dadka shacabka ah dhac u gaysanayay.Qoraal kasoo baxay Booliska ayaa lagu sheegay in eedaysanaaha…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyeen ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kulankiisa 7-aad ee kalfadhiga Saddexaad ee Golaha Aqalka Sare oo…
Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 21- aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), waxaana ku weheliyay Guddoomiye…
Wararka ka imaanaya Degaanka Cows-weyne ee Gobolka Galagaduud oo ilaa 20 KM u jira degmada Ceeldheer ayaa sheegya in dagaal culus aroortii Saaka ku dhex maray ciidamada dowladda Federaalka iyo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay, Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada dalka.Madaxda heer federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa…