Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa 29-kii Luulyo 2026 magaalada Kismaayo ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay xildhibaan Ronny Jackson, oo ay ku jireen 11 xildhibaan oo ka tirsan…
Daily Archives
August 4, 2026
Shuruudaha laga doonayo musharaxa u taagan jegada Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo la shaaciyay
written by HAJI
Guddiga Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa galabta muddeeyay waqtiga la qabanayo Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka, iyadoo dhinaca kalena uu guddigu shaaciyay shuruudaha laga doonayo xubnaha daneynaya jegadaasi. Guddiga ayaa sheegay…
Wasaaradda Awqaafta Soomaaliya oo soo saartay shuruudo cusub oo ku saabsan adeegyada Xajka 2027
written by HAJI
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku shaacisay jadwalka iyo shuruudaha lagu maamulayo howlaha Xajka ee sanadka 1448H/2027, iyadoo ugu baaqday shirkadaha…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…






