Isbahaysiga Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ee SONSA ayaa si adag u cambaareeyay barakicinta qasabka ah ee lagu sameynayo qaar ka mid ah qoysaska ku nool magaalada Muqdisho. SONSA ayaa ugu baaqay…
2026
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magaalada Baydhabo si rasmi ah uga daahfuray Shirka Horumarinta Waxbarashada Koonfur Galbeed, kaas oo looga hadlayo sidii kor…
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magacaabay Guddoomiye Ku-xigeennada Gobolka Baay ee qaabilsan Qorshaynta, Nuunow Aadan Fargeeti iyo kan Arrimaha Bulshada Amiin Maxamed Faarax.…
Wasiirka Waxbarashada Koonfur Galbeed oo khudbad ka jeediyay Shirka Horumarinta Waxbarashada koonfur galbeed.
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Maxamed Osmaan Jiidow, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay daahfurka Shirka Horumarinta Waxbarashada Koonfur Galbeed, kaas oo…
Wasiir-dowlaha Waxbarashada XFS oo Ardayda Ku Bogaadiyey Guusha Waxbarasho ay kagaareen imtixaankii shahaadiga 2025/26.
Wasiir-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Nuuro Mustaf, ayaa hambalyo iyo bogaadin u jeediyey ardayda Soomaaliyeed ee maanta gaartay heerar kala duwan oo waxbarasho. Wasiir-dowlaha…










