Muqdisho: Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC), Sarreeye Gaas Duuliye Maxamed bin Saciid Al-Moghidi, ayaa khudbad ka jeediyey munaasabadda daahfurka Hindisaha Istaraatiijiga ah ee “Wariyayaasha…
2026
Ambasadar Tuuryare: shirku wuxuu muhiim u yahay in la xoojiyo wada-shaqeynta iyo is-dhaafsiga khibradaha la xiriira amniga, ka hortagga xagjirnimada.
Shirkii Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada oo Muqdisho ka furmay ayaa xooga lagu saaray wacyo gelinta warbaahinta iyo dhalinyarada wacyi gelin guud loo sameeyo. Magaalada Muqdisho waxaa ka furmay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulankii ugu horreeyey ee Guddiga Qaran ee Maareynta Khatarta Musiibooyinka Soomaaliya. Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray…
Saraakiisha Booliska iyo NISA oo Ka Qaybgalay Munaasabad Qalin-jabin ah oo Muqdisho Lagu Qabtay.
Madaxda hay’adaha amniga Soomaaliya, gaar ahaan Booliska Soomaaliyeed iyo Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA), ayaa ka qaybgalay munaasabad qalin-jabin ah oo magaalada Muqdisho loogu qabtay saraakiil iyo howlwadeennada amniga…
Wasiirrada Maaliyadda iyo Caafimaadka Koonfur Galbeed oo Baraawe Kulan Amni iyo Dhaqaale ku Qabtay
Wasiirka Maaliyadda Koonfur Galbeed, Xuseen Maxamed Xaaji, oo uu wehelinayay Wasiirka Caafimaadka, Dr. Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye, ayaa magaalada Baraawe kulan kula yeeshay masuuliyiinta Maaliyadda iyo hay’adaha amniga ee deegaanka.…
HOGGAAMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE AYAA GUDOOMIYEY SHIRKA AMNIGA OO LOOGA HADLAY AMNIGA GUUD DEEGANADA KOONFUR GALBEED
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey shirka amniga Dowladda Koonfur Galbeed kaas oo diiradda lagu saaray adkaynta amniga guud ee deegaanada Koonfur Galbeed iyo…
Wasiirka Awqaafta Koonfur Galbeed oo Kormeer Shaqo ku Tagay Masaajidda Waaweyn ee Baydhabo.
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Aadan Macallin Cabdiraxmaan (Shaati), ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay qaar ka mid ah masaajidda waaweyn ee magaalada Baydhabo. Wasiirka…










