Hay’adda Wardi ayaa maanta raashin gargaar ah ku qaybisay degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay, iyadoo deeqdan loogu talagalay in lagu taageero qoysaska nugul ee ku nool degmada iyo deegaannada hoos…
2026
GUDDIGA XEER-HOOSAADKA EE GOLAHA SHACABKA OO KA DOODAY IS WAAFAJINTA XEER-HOOSAADKA GOLAHA IYO DASTUURKA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA.
Guddiga xeer-hoosaadka, Anshaxa, Xasaanadda iyo Daryeelka ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay xafiiskiisa, xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir Guddoominayey Guddoomiyaha Guddiga…
Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Koonfur Galbeed oo Nairobi Kulan Muhiim ah kula Yeeshay SIDA
Nairobi: Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Mowliid Xasan Xuseen, ayaa magaalada Nairobi kulan shaqo kula yeeshay masuuliyiin ka tirsan Hay’adda Iskaashiga Horumarinta Caalamiga ah ee Sweden (SIDA),…
Tababarka “Peace Journalists” oo Galay Marxaladda Xoojinta Doorka Warbaahinta ee La-dagaallanka Xagjirnimada
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Isbahaysiga Milatari ee Islaamiga ah ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) ayaa magaalada Muqdisho ka wada barnaamij tababar oo soconaya muddo afar maalmood ah, kaas oo loogu magac-daray…
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho kulan is-xogwaraysi iyo casho sharaf ah ugu sameeyay Xoghayaha Guud ee Xarunta Caalamiga ah ee La-dagaallanka Fikirka Xagjirka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad qalin-jabin ah oo lagu qabtay Mogadishu University, halkaas oo lagu maamuusay arday dhammaystay heerar kala duwan…
Madaxweynaha Soomaaliya oo La Kulmay Ardaydii Ugu Sarreysay Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12-aad
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la yeeshay ardaydii ugu sarreysay ee kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12-aad ee dhowaan la shaaciyay. Madaxweynaha ayaa…










