Jirkaanka Biyaha Ah ayaa Gaarey 20 Kun oo shilinka soomaliga ah ka dib markii ay Gureen ceelashii biyaha laga Cabi jirey ee degmada Waajid waxaana Dadka Arintan ay ku keentey in ay iibsan waayaan biyaha maadaama qiimihii horey ay siisan jireen kor u kacay Maamulka degmada ayaa wada Qorshe Biyo Dhaamin ah oo loo sameynaayo dadka barakaciyaasha ah ee ku nool Magaalada Waajid Cadow C/raxmaan Juglle Gudoomiye Xigenka Degmada oo Wareysi siiyey Wadani news iyo Warsan Radio Ayaa Sheegey in Hadii Arinta Ay sidaa ku sii socoto Xaalada Ay sii xumaaneyso Wuxuuna Baaq uu u direy Hay’adaha Samafalka iyo Maamulka Goboleedka KGS in Arintan Laga Hor Tago oo Dadka Loo Sameeyo Biyo Dhaamin
previous post
DHAGEEYSO:-WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN
You may also like
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey isbeddelka Dhaqaale uu dalku gaaray – Wargeyska Dalka.
September 17, 2026
Qaramada Midoobay: Soomaaliya waxay samaysay horumaro dhinacyada dhaqaalaha iyo bulshada.
September 17, 2026
Bannaanbax ka dhacay Baydhabo oo lagu taageeray Xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga
September 17, 2026
Kulanka ayaa looga hadlay in doorashada ay ka qayn galaan haweenka iyo dadka lixaadkoodu dhiman yahay.
September 17, 2026
New Somali Stock Exchange Promises to Transform Local Economy and Empower Diasporas. – UNDPSomalia
September 17, 2026
Roobab Culus oo Muqdisho Ka Da’ay, Walaacna Laga Muujiyay Khataraha Fatahaadaha Deyrta 2026
September 17, 2026

