Wafdiga Waxaa Hogaaminayey Madaxa Xasinta Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlad Goboleedka KGS Waxaana Safarka Deynuuney Ku Wehliyey Xubno Ka Tirsan Maamulka Gobolka iyo Kan Degmada Baydhabo .
si Diiran Ayaa Loo Soo Dhaweyey Waxaana So Dhaweyntooda Qeyb Ka Ahaa Maamulka Deegaanka Deynuuney ee Duleedka Baydhabo .
ujeedada Safarkooda Wuxuu Ahaa sidii indha indheyn ay ugu soo sameyn Lahaayeen Deegaanka iyo Baahida Shacabka Deynuuney .
Qeybo Ka Duwan oo Ay Booqdeen Ka dib Waxaa Ay La Kulmeen Qaar Ka Mid ah Bulshada Deegaanka iyagoo Ka dhageystey Baahiyaha ugu daran ee Waqtigan Heysta .