Baydhabo (WMN)-Caawa tartanka waxaa is arkey xafada kala ah Holwadaag (A) iyo Waabari (B).tartanka oo ahaa mid xiiso leh ayaa caawa waxey guusha 11 dhibcood ku raacdey xaafada Holwadaag dhinaca kale Xaafada Waabari waxey heshey 8 dhibcood.tartankaan waxaa taabagilinaya Ururka Garab walaal iyo Idaacada Warsan,dhinaca su’aalaha waxa garab ka geysanaya Schoolka hoose dhexe sare ee kawaadir.habeen dambe waxa is arkaya xaafada kala ah Wadajir (A) iyo Horseed (B).