Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka written by Warsan Radio 14/05/2022 Beesha Caalamka ayaa ugu baaqday Xildhibaannada labada Aqal inay Beri doortaan Musharraxa la imaanayo tayo hoggaamineed.War Saxaafadeed kusoo baxay beesha Caalamka ayaa lagu sheegay in ay ka go,an tahay in ay sii taageeraan Soomaaliya.“Waxaan ku boorinaynaa Xildhibaanada inay ku codeeyaan damiirkooda iyagoo dooranaya musharaxa ay rumeysan yihiin inuu la imanayo siyaasadda iyo tayada hogaamineed ee lagu hormarinayo nabad, xasillooni, barwaaqo, iyo dowladnimo suuban sanadaha soo socda” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay beesha Caalamka.Xildhibaanada labada Aqal ayaa berri lagu waddaa in ay doortaan Madaxweynaha dalka hoggaamin doona Afarta sano ee Soo socota. Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Wark Galab ee Radio Warsan next post Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha You may also like Wafdi Ka Socda DF Oo Gaaray Degmada Waajid Gobalka Bakool 06/01/2021 Xubno ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay duqayn ka dhacday gobolka Hiiraan 19/08/2023 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 15/04/2021 Midowga Yurub oo Turkiga uga digay arrin saameyn weyn yeelan karta 29/08/2020 Guddoomiyaha Sh/ Hoose oo sheegay in dhul boob ku hayaan mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka G/Banaadir 21/03/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 06/12/2018 Dowladda Soomaaliya oo War ka soo saartay go’aanka Trump ee magaalada Quddus 08/12/2017 Dowladda Soomaaliya oo lagu eedeeyay inay Somaliland ku taagersantahay dagaalka Laascaanood 12/07/2023 warbixintaan sxb qaralkeeda aad Ujeedo Udiyaar Garoow Insha allah sxb xalada adag waaye oo ay ku nooliyihiin Barkaciyaasha 19/03/2017 Qatar oo xoojineyso xiriirka kala dhexeya Soomaaliya 26/01/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.