Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay Magaalo katirsan Mareykanka written by Warsan Radio 15/05/2022 Nin ku hubaysan qori ayaa rasaas ku furay dad ku jiray dukaan ku yaalla magaalada Buffalo, gobolka New York ee dalka Maraykanka.Ninka ayaa dilay ugu yaraan 10 qof, ka hor intii aan saldhigga loo kaxayn, sida saraakiil ciidanka ka tirsani ay u sheegeen wakaaladda wararka ee Associated Press.Faahfaahinta tirada inta qof ee dukaankan oo lagu magacaabo Tops Friendly Market ku jirtay iyo xaaladda ay ku sugan yihiin ayaanan wali la haynin.Dambi-baarayaasha ayaa aaminsan in ninka dilka geystay, laga yaabo, uu si toos ah weerarka u duubayey. Dambi-baarayaasha ayaa eegaya in qorshaha weerarkiisa uu baraha bulshada ku sii shaaciyey iyo in kale.Saraakiisha ayaa sheegay in baaristu ay marxaladihii u horeeyey ku jirto, ciidankuna aanu wali caddeyn karin wixii ninka weerarka ku riixay. Hase yeeshee, ay eegayaan in toogashadu ay dhinaca isirka la xiriirto.Dukaanka ayaa ku yaalla xaafad ay dadka madowga ahi u badan yihiin, taas oo 5km ka fog faras magaalaha Buffalo. Goobaha ku wareegsan ayaa ah goobo la deggan yahay. Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay Magaalo katirsan Mareykanka was last modified: May 15th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Radio Warsan next post Toos: Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee ka socota Afisiyooni You may also like Dhageyso:-Doorasho qof iyo codkiisa kama dhici karto Dalka (Dood wadaag) 09/09/2019 Weerar lagu qaaday Agagaarka Warshad nukliyeer Ah oo ku taalla Ukraine 29/08/2022 Akhriso:-Maxaa bari laga filan karaa Baarlamanka maxaase la gudboon madaxweyne Farmaajo? 30/03/2018 Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan 09/03/2022 Faahfaahin Dagaal Xalay Ka Dhacay Magaalada Muqdisho 01/01/2022 Dhageyso+Sawiro:-Musharax Madaxweyne KGS Xaflad lagu soo bandhigaa yay Musharax nimadiisa Maxamed adan Ibrahim { Fargeeta } 26/09/2018 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 21/12/2020 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 17/10/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 05/09/2021 Ra’iisul Wasaare hamze oo guddoomiyey kulan looga hadlay sare u qaadista wax-soo-saarka iyo kaabayaasha dhaqaalaha dalka 24/03/2024 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.