Villa Soomaaliya oo beenisay in Madaxweyne Xasan Sheekh tagay Israel written by Warsan Radio 25/06/2022 Shir Jaraa’id oo magaalada Muqdisho uu ku qabtay shalay afhyeenka madaxweynaha Soomaaliya Cabadikariin Cali kaar ayuu ku beeniyay warar maalmihii lasoo dhaafay soo shaac baxay oo ku aadanaa in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu tagay Israel.Afhayeenka ayaa gabi ahaanba uu beeniyay , wararka, Wuxuu sheegay in madaxweynuhu aanu tagin Israel,maadama Soomaaliya iyo Israel aanu ka dhaxeynin xiriir diblomaasiyadeed.Waxaa uu sheegay in booqashada Madaxweynaha ay ku egeyd dalka isku tagga Imaaraadka Carabta.Hadal hayntaan ayaana timid kadib markii qaaar ka mid ah waftigii ku wehliyay madaxweynaha Soomaaliya safarkiisii ugu horreeyay ee dibadda tan iyo marlkii la doortay bishii la soo dhaafay karantiil lagu galiyay Imaaraadka Carabta .Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hoggaaminayay ayaa Axaddii la soo dhaafay u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta. Booqashada Mudane Xasan Sheekh ee Imaaraadka ayaa horay loo sheegay inay qaadan doonta laba cisho, balse muddo ka badan intii la qorsheyay ayuu maqnaa waana arrinta dhalisay hadal haynta baraha bulshada. Villa Soomaaliya oo beenisay in Madaxweyne Xasan Sheekh tagay Israel was last modified: June 25th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan next post QM oo mar kale qeylo dhaan ka muujisay abaarta ka jirta Soomaaliya You may also like Tirada dadka laga helay Cudurka COVID-19 ee gudaha Somalia oo sare kacday 27/03/2021 RW Khayre oo la kulmay Guddiga Qaran ee Wadahadalada DF & Somaliland (Sawirro) 14/06/2020 New Zealand oo hakisay socotada uga imaaneysa India 08/04/2021 Hogaamiyahii labaad ee ugu sareeya ururka Daacish oo la qabtay 21/05/2020 Ciidamada Itoobiya oo lagu eedeeyay inay laayeen dad shacab ah 16/08/2023 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 13/07/2022 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 12/06/2021 Dhageyso:-Barnaamijka barashada nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada 18/01/2021 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 26/08/2020 RW Rooble oo ku wajahan Dhuusamareeb 14/12/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.