Madaxtooyadda oo sheegtay in Madaxweyne Xasan Sheekh ka caafimaaday COVID-19 written by Warsan Radio 29/06/2022 Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dhawaan laga helay Cudurka Coronavirus ayaa la xaqiijiyay in baaritaan lagu sameeyay kadib laga waayay Cudurkaasi isla markaana uu ka soo bogsooday.Afayeenka Madaxtooyadda Soomaaliya Cabdi kriin Cali Kaar oo ka qeyb galayay Barnaamij ka baxayay tv-ga Somali Cable ayaa sheegay in hadda wixii ka dambeeya uu Madaxweynaha la hadli doono Shacabka, isla markaana Shaqadiisa uu si caadi ah u wadan doono.Dhawaan markii Madaxweyne Xasan Sheekh uu safarka u aaday dalka Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay in qaar kamid ah wafdigiisa laga helay Coronavirus, balse markii uu dalka kusoo laabtay ay Madaxtooyada sheegtay in Madaxweynaha baaritaan lagu sameeyay laga helay COVID-19.Warkaan kasoo baxay Afhayeenka Madaxtooyada Cabdi Kariin Cali Kaar ayaa rajo weyn gelinaya wawalkii Shacabka ka qabeen xanuunka Madaxweynaha Soomaaliya, iyada oo dadka siyaabo kala duwan ay uga hadlayeen. Madaxtooyadda oo sheegtay in Madaxweyne Xasan Sheekh ka caafimaaday COVID-19 was last modified: June 29th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post laamaha Amniga oo Muqdisho ku qabtay maandooriye & Dhalinyaro ku eedeeysan Amni darro next post Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Golaha Shacabka & Madaxweynaha KGS? You may also like Sawiro: Wasaaradda Arrimaha gudaha koonfur galbeed oo soo gabagabeysay doorashada xubnaha golaha deegaanka degmada Diinsoor oo ka kooban 21, 15/01/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 28/08/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 13/10/2021 DHAGEYSO: Warka Subax ee Idaacada Warsan 30/03/2020 Madasha Badbaado Qaran oo Qoraal xasaasi ah u dirtay Beesha Caalamka 21/03/2021 Dhageyso: Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan 04/04/2023 RW Kheyre oo amar cusub siiyay Guddiga ka hortagga COVID-19 03/05/2020 DHAGEYSO:-Habeenkii labaad ee tartan aqooneedka bisha ramadaan oo Idaacada Warsan Ka socda 25/04/2020 Muxuu Madaxweyne Deni kala hadlay Madaxda Shirkadda DP WORLD? 04/04/2022 Akhriso:-Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo ku baaqay in la keeno Xargo kale oo Fibre Optic ah 17/07/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.