Faah faahin:- Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Japan oo la toogtay written by Warsan Radio 08/07/2022 Ra’iisul wasaarihii hore ee Japan Shinzo Abe ayaa la toogtay xilli uu khudbad ku saabsan ololaha doorashada ka jeedinayay magaalada galbeedka ku taal ee Nara, sida ay sheegeen saraakiisha dalkaas.Qaar kamid ah ilaaladiisa iyo Ciidamada Ammaanka dalka Japan ayaa Isbitaalka ula cararay Ra’iisul Wasaare hore Shinzo Abe mid si loola tacaalo xaaladiisa Caafimaad.Warbaahinta la howlgasha dalka Japan ayaa baahisay Sawirada Shinzo Abe oo dhulka jiifa, isla markaana dhiig badan uu ka daadanayo, iyada oo ay kor taagan yihiin saaxiibadiisa gaarka ah iyo mid kamid au Carruurtiisa.Dad ku sugnaa Goobta uu khudbadda ka jeedinayay Ra’iisul wasaarihii hore ee Japan Shinzo Abe ayaa sheegay in xilliga rasaata ay dhaceysay iyo dhaawaciisa aan waxba u dhaxeyn, isla markaana ay aaminsan yihiin in meel u dhow laga soo toogtay.Ilaa iyo hadda majirto cid sheegatay mas’uuliyadda toogashada Ra’iisul wasaarihii hore ee Japan Shinzo Abe, iyada oo Booliska ay baaritaano wadaan. Faah faahin:- Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Japan oo la toogtay was last modified: July 8th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post laamaha Amniga Puntland oo lagu wareejiyay Nin dil ka geystay Gobolka Sanaag You may also like Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Xamse & Safiirka Mareykanka? 17/07/2022 Mileteriga Koonfur Afrika oo la geeyay laba gobol oo ay ka socdaan rabshado baahsan 13/07/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 04/05/2022 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 23/09/2017 Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka Talyaaniga kula kulmaya Madax ka Tirsan Hay’addaha Qaramada Midoobay 14/02/2023 Dib u dhac ku yimid qorshe beri lagu furi lahaa Duulimaadyada gudaha (Sababta) 03/06/2020 Diyaarad xamuul oo ku soo dhacday garoonka Muqdisho 19/09/2020 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 22/10/2023 Dhageyso: Barnaamijka Dhacdooyinka Warsan 24/04/2023 Mareykanka oo war kasoo saaray doorashada Kenya ee muranka uu hareeyey 17/08/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.