Itoobiya oo ku dhawaaqday in ay dishay hoggaamiyeyaal Shabaab ka tirsan written by Warsan Radio 30/07/2022 Dawladda Itoobiya ayaa kudhawaaqday dilka 3 kamid ah Hoggaamiyayaasha sare ee Ururka Al Shabaab ee ka dagaallama Soomaaliya.Jen, Tesfaye Ayaleh oo ah madaxa ciidamada difaaca iyo Isku duwanaha Howlaha KMG ah ee Taliska Nabadsugida Itoobiya ayaa kudhawaaqay.1.Fu’ad Mahamed Khalif[Shengole] oo ahaa Madaxa abaabulka iyo Tashkiilinta kooxda Alshabaab, kamid ahaa madaxda sare ee kooxdan, Dawladda Mareykanka ayaa kuraadinaysay Xogtiisa in lakeeno Malaayiin Dollar.2- Abdul Casiis AbuMuscab oo ahaa afhayeenka kooxda Al Shabaab ee dhinaca Howlgalada.3- Cubeda Nuur Ciise oo ahaa masuulkii Alshabaab u qaabilsanaa Abaabulka xuduudka Itoobiya iyo gobalka Bakool.Afhayeenka dhanka howlgalada ee Al-Shabaab, C/casiis Abuu Muscab oo la hadlay Idaacada ku hadasha afka Ururka Al Shabaab, ayaa saacado ka hor sheegeen in ciidamada Ethiopia ay ku dileen dagaal shalay dhacay.Kooxda ayaa sidoo kale beenisay in Hogaamiye Sare Fu’aad Shangole lagu dilay dagaaladii maanta ka dhacay Aato, Soomaaliya. Itoobiya oo ku dhawaaqday in ay dishay hoggaamiyeyaal Shabaab ka tirsan was last modified: July 30th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo war kasoo saaray qaraxii ka dhacay Magaalada Baydhabo next post Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay xaaladda Amniga Muqdisho You may also like Guddiyada Somaliland iyo Soomaaliya oo mar kale Jabuuti ku kulmaya 20/06/2020 DEG DEG: Wasiir ka tirsan xukuumadda Kheyre oo isku casilay xiisadda Koonfur Galbeed 16/12/2018 Dhageyso:-Odayaal Iyo Waxgarad War Ka Soo Saaray Dagaalka Gobolka Mudug 26/09/2017 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 31/08/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 26/02/2021 Ra’iisul Wasaare Rooble oo gaaray magaalada Garbahaarey (Sawiro) 10/07/2021 Maamulka Gobolka Bay Oo Mamnuucay Qodista Waddooyinka Iyo Dhismaha Guryaha 10/05/2017 Dhageyso:-Habeenkii Koowaad Tartan aqoonedka Bisha Ramadaan 07/05/2019 UNHCR oo walaac ka muujisay xaaladda ay ku sugan yihiin dadka ku barakacay abaaraha 12/03/2022 Wareysigii nabadoon gulubeey oo uu ka cabanaayo dhibaatooyin aad u farabadan ee magaalada afgooye. 06/09/2016 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.