Taalibaan iyo Iran oo dagaallamay written by Warsan Radio 01/08/2022 Ciidamada Taalibaan ee dalka Afgaanistaan iyo ciidamada ilaalada xadka Iran ee ku sugan xadka ayaa waxaa dhex maray dagaal xooggan.Dowladda Afgaanistaan ayaa sheegtay in mid ka mid ah saraakiisheeda lagu dilay dagaalka oo maanta oo Axad ah ka dhacay xadka u dhaxeeya gobolka Nimroz ee dalka Afghanistan iyo gobolka Hirmand ee dalka Iran.Waddan kastaa kan kale ayuu ku eedeeyay dhacdadaas.Dhowr iska horimaad ayaa ka dhacay xadka tan iyo markii dagaalyahanada Taliban ay qabsadeen Afgaanistaan sanad ka hor.Iran ma aqoonsana xukuumadda Taalibaan ee Kabul. Xaaladihii saxda ahaa ee iska horimaadkii u dambeeyayna ma cadda. Taalibaan iyo Iran oo dagaallamay was last modified: August 1st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Akhriso:- Magacyada Golaha Wasiirada uu Magacaabay Madaxweynaha Hir-Shabeelle You may also like Dowladda Soomaaliya oo ka digtay qorshe Kenya iyo Jabuuti ka dhex wadaan shirka midowga Afrika 22/04/2021 Heshiis Ku Saabsan Hanaanka Saami Qeybsiga Kheyraadka Dalka Oo La Gaaray 07/11/2021 Safiirka Britain” Doorashooyinka Soomaaliya waxaan ku aragnaa arrimo badan oo isku mid ah soo noqnoqday 08/12/2020 Madaxweynihii hore ee Koofurgalbeed Shariif Xasan oo Muqdisho soo gaaray 27/08/2020 Dhageyso-Wasarada Dastuurka KGS oo sheegey in Dastuurka Uu Ka Abood Sareeyo Malaaqada Dhaqanka 06/10/2017 Madaxtooyada oo ka hadashay wararka sheegaya inay wada-hadallo soo codsadeen Al-Shabaab 08/01/2023 Baarlamaanka Puntland oo Go’aan kasoo saaraya Metelaadda Gobalka Banaadir 28/06/2020 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 28/10/2019 Putin oo ka hadlay Israa’iiliyiin lagu weeraray Ruushka iyo Mareykanka oo ka jawaabay hadalkaas 31/10/2023 Maamuladda Galmudug iyo Puntland oo ka wada hadlay dagaalka Al-Shabaab 27/06/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.