Israa’iil & Falastiiniyiinta oo Gantaalo is dhaafsaday written by Warsan Radio 07/08/2022 Xoogagga Falastiiniyiinta ee ka tirsan garabka Islamic Jihad ayaa tobonnaan gantaal ku tuuray Israa’iil taasi oo jawaab u ahayd duqeymaha Israa’iil ee marinka Qaza ee lagu dilay taliye ka tirsan kooxdaasi , iyo sidoo kale 9 qof oo kale oo rayid ah.Saraakiisha ururka Falastiiniyiinta ee Islaamig Jihaad ayaa sheegay in ilaa 100 gantaal ay ku rideen gudaha Israa’iil.Waxaa ay intaa ku dareen in gantaaladani ay ku dhaceen meelo ay ka mid tahay magaalada Telaviv iyo magaalooyiin kale.Warbaahinta Israa’iil ayaa dhankeeda sheegtay in ilaa iyo 70 gantaal lagu soo tuuray dhanka Israa’iil. Israa’iil & Falastiiniyiinta oo Gantaalo is dhaafsaday was last modified: August 7th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Shiinaha oo ka jawaabtay taageeradii uga timid Soomaaliya next post Golaha Shacabka oo Maanta codka kalsoonida u qaadaya Xukuumadda cusub You may also like Dowladda Somalia oo ku dhawaaqday kordhinta Goobaha lagu baaro COVID-19 26/05/2020 Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacada Warsan 12/10/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 07/08/2022 Maxaa Looga Hadlay Kalfadhiga 5-Aad Kulankiisa 5-Aad Baarlamaanka Galmudug? 31/08/2022 Akhriso:-Ergeyga Gaarka ah ee QM Nicholas Haysom oo amaan gaar ah u soo jeediyay dhibbanayaasha qaraxii 14kii Oktoobar 2017 14/10/2018 Afhayeenka Ciidanka Booliska oo sheegay in Maxkamd la horgeyn doono Jeneraal sheegoow 19/08/2023 DFS oo shaacisay in dib loo dhigay Imtixaanka shahaadiga ee Ardayda Baladweyne 21/05/2023 Midowga Yurub oo war kasoo saaray khilaafka Madaxweyne Farmaajo iyo Raysal Wasaare Rooble 18/09/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay ,, 14/07/2016 Dhageyso:-Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 22/02/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.