Muqdisho(WRB)Sarkaalkan, ayaa waxaa uu ka tirsanaa Wasaaradda Cadaaladda Somaliya, iyadoo rag bistoolado ku hubeysan ay xalay ku dileen Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir. Maxamed Axmed Qoordheere, ayaa xilligii la dilaayay…
Author
ATEERA
Cadaado-(WRB)- Guddiga Doorashooyinka Maamulka Galmudug oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Cadaado ee xarunta KMG Maamulka Galmudug ayaa fariin u diray Odayaasha Dhaqanka iyo Ergooyinka soo xulaya Xildhibaanada ka imaanaya Deegaanada…
Cadaado(WRB)Wasiirka Wasaarada Gaanshaandhiga dowladda Soomaaliya Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini oo shalay tagey magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug ayaa ka hadlay ammaanka magaalada Cadaado. Wasiirka Gaanshaandhiga Soomaaliya ayaa…
Muqdisho(WRB)Gudoomiyaha gobolka Banaadir Mudane Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale oo la hadlay warbaahinta ayaa amray in la furo wadooyinka xiran ee ku yaalla magaalada Muqdisho Caasimada Soomaaliya. Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa…









