Baydhabo(WRB)Waa sheeko ka hadlaysa wiil in badan waano iyo wacdi wax ku qaadan waayay, kadib mar danbe ogaaday in markii la waaninayay u ekayd in uu wax ku qaato,laakiin caqli…
Category
ARIMAHA BULSHADA
DAAWO SAWIRO+DHAGEYSO:MISHURTY ARLAADI OO DEEQ GAR GAAR AH GAARSIISEY XARUNTA DHIMIRKA EE MAGALADA BAYDHABO
written by ATEERA
Baydhabo(WRB)Waxaa laga dayrinayaa xaalada xaruunta dhimirka ee magaalada baydhabo,ayadoo xaruuntaasi lagu dabiibayo bukaano badan oo maskaxd loogu jiro kuwaasoo laga kala keeney gobolada bay bakool iyo gedo. Aadan c/raxmaan maxamed…
QAYBTII 5AAD ATHIINY MO’OSHIITTHY Hatany fiyaawaang ii nebed dhugunsathiyaal meel kastoo ising rooghdaang, sikasaty isiing niigh dhugunsethaasaangh. Jimaa feyly markaly haky dhowaathy qiibtii shanaad ee barnamishkii inky magadarny “ADIINY MO’OSHIITHY”,…
Baydhabo{warsanradio}-Saameynta ay abaartu ku yeelatay guurka “Waxad eegtaa waxa iska badalay qaabkii la isku guursan jiray ama hadii ay bateen qoysaska kala tagay baahi darteed” /W.Wariye Bishaar Mayow Dhageyso:-Barnaamijka Saameynta…










