Ka dib markii dagaal u dhexeeya beelaha dega koonfurgalbeed soomaaliya uu ka dhacay deegaano hoos taga degmada baydhabo ayaa waxaa soo baxaya baaqyo ku aadan joojinta dagaaladaasi. Warbaahinta koonfurgalbeed ayaa…
Taliska Guud Ee Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Somaliya Ayaa Waxaa Uu Kahadley In ay Waxkaqaban Donaan Isbaarooyinka Iyo Dhibaatada Qaar Ee Lakunma Shacabka Ku Safara Wadada Udhaxeyso…
degmada C/casiis(WRB)Waxaa xalay degmada Degmada C/casiis ee gobolka Banaadir lagu qabtay Gaari ay ku xiran yihiin Walxaha Qarxa. Gaariga ay ku xirnaayeen Walxaha Qarxa ayaa nuuciisa waxaa lagu sheegay Kaarib…
Kampala(WRB)Ciidamada Booliska dalka Uganda ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen 2 ruux oo Soomaali ah oo la tuhunsan yahay in ay xiriir la leeyihiin Al-Shabaabka Soomaaliya ka dagaalama. War…
Degmada Yaaqshiid(INO)Kooxo hubeysan ayaa xalay ku dilay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir Gudoomiye Waaxeed ka tirsanaa maamulka degmadaasi. Gudoomiye waaxeedka ayaa la sheegay in ay dileen labo dhalinyaro ah oo…
degmada Waaberi(WRB)Waxaa faah faahin dheeraad ah ay ka soo baxeysaa Gaari Waxyaabaha Qarxa ay saaran yihiin oo xalay ku Qarxay Isgoyska Dabka ee degmada Waaberi. Gaariga ayaa Qarxay kadib markii…
Kabul(WRB)Waxaa weerar lagu qaaday dhismo ay ku badan yihiin dadka ajaaniibta ah ee qandaraaslayaasha ah oo ku yaalla dalka Afghanistan. Weerarka oo loo adeegsaday gaari xamuul oo waxyaabaha qarxa laga…
Gondar(WRB)Tobannaan kun oo dibad baxayaal ah oo ka soo jeeda qowmiyadda Axmaarada ayaa waxa ay ka qeybgaleen isu soo bax ka dhan ah dowladda Itoobiya. Mudaaharaadka ayaa waxa uu ka…