Ninka taajirka ah ee Mareykanka u dhashay ee ganacsada ah, Warren Buffett, ayaa waxa uu ku xujeystay musharraxa xisbiga Jamhuuriga Donald Trump inuu shaaciyo canshuur celinta uu sameeyay. Mr Trump…
Category
WARARKA MAANTA
Muqdisho(WRB)Waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya maxkamadeynta ciidamo ka tirsan AMISOM, oo horey ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ay soo qabteen iyaga oo iibinaya raashin iyo shidaal loogu talo galay AMISOM. Ciidamada…
HAMBALYO: MAAMULAHA LABAAD EE SHIRKADA AFGAAY TECHNOLOGY IYO MARWADIISA OO UU WIIL UGU DHASHAY DALKA HOLLAND
written by ATEERA
Heerenveen(WRB)- Maamulaha labaad ee shirkada Afgaay Technology It design Maxamed Ibraahim Cali iyo marwadiisa Faadumo Ibraahim Xuseen ayaa waxa uu wiil ugu dhashay magaalada Heerenveen ee dalka Holland taariikhdu markay…
Muqdisho(WRB)Shirka Madasha Wadatashiga hoggaamiyeyaasha Qaranka oo ay ku mideysan yihiin hoggaanka dowladda Dhexe iyo dowlad goboleedyada dalka ka jira ayaa galay maalintii labaad waxaana maanta diiradda lagu saarayaa arrimaha doorashooyinka…









