Malaysia(WRB)Sharci dhanka amniga ah ayaa ka dhaqan galay dalka Malaysia. Sharcigaasi waxa uu Ra’iisul wasaare Najib Razak uu siinayaa awood cusub. Ra’iisul wasaaraha waxa uu sheegay in sharcigan uu u…
Category
WARARKA MAANTA
Daawo Muqaalkaan WAR SAXAFADEED KASOO BAXEY SHIRKII MAANTA GOLAHA SIYAASIYIINTA
written by Warsan Radio
WAR SAXAFADEED KASOO BAXEY SHIRKII MAANTA GOLAHA SIYAASIYIINTA Kulan ay isugu yimaadeen golaha siyaasiyiinta Da’da Yar manta oo taariikhdu tahay 31-july -2016. Waxaa looga hadlaayey doorka dhalinyarada ay kuleeyihiin siyaasada…
Xiim=cade(WRB)Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay wadaan dadaalo nabadeed oo lagu xalinaayo xiisadaha dagaal ee ka taagan deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug…
(WRB)Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ku eedeeyay Dowladda Federalka Somaliya inay ku fashilantay dhanka Siyaasada iyo Suggida ammaanka. Farmaajo ayaa sheegay Dowladda in laga doonaayay…









